Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday Shacbiga Caasimadda Garoonka Kubadda Masallaha Ee Hargaysa + Sawiro‏

0
370

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday Shacbiga Caasimadda Garoonka Kubadda Masallaha Ee Hargaysa .

Hargeysa(Warsugannews)Gudoomiyaha Xisiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Salaadii Ciida Soon-fureed kula tukaday Shacbiga Caasimadda Hargaysa Garoonka Kubadda Cagta Ee Masallaha .
Waxaana Gudoomiyaha Wehelinayay Masuuliyiinta ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Norway Mudane C/xakiin Ismaaciil , Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse C/laahi .
Gudoomiyaha ayaa Shacbiga Islaamka Gaar ahaan Shacbiga Reer Somaliland ku hambalyeeyay Ciida Soonfureed, isagoo ilaahayna uga rajeeyay in uu ka aqbalo acmaashi wanaagsanayd ee ay soo guteen Bishii Ramadaan .
IMG_3178

IMG_3180

IMG_3182

IMG_3184

IMG_3188

IMG_3192

IMG_3194

IMG_3197

IMG_3203

IMG_3206

IMG_3209

IMG_3210

IMG_3224