HADA . Hogamiyihii hore Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday

0
326

waaxa qorey yaasir br

Telefishinka dowladda Cuba ayaa shaaciyay in hogaamiyihii hore ee dalk Cuba Fidel Castro uu geeriyooday. Wuxuu ahaa 90 jir ah.
Geeridiisa waxaa shaaciyay walaalkii, , Raul Castro, oo xilka kala wareegay sanaddii 2006.
Waxa uu sheegay in madixii kacdoonka Cuba uu geeriyooday saacaddu markay ahayd 10.30 pm xalay wakhtiga Cuba.
Ka dib markii uu afgembiyay kaligii taliyihii Fulgencio Batista sanaddii 1959, Fidel Castro wuxuu dalka Cuba ka alkumay dowlad shuuci ah wuxuuna muddo 40 sano ka badan astaan u ahaa Mareykan diid