HALOO HIILIYO HORN CABLE “HCTV”

0
463

HCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha Afka-soomaliga . HCTV wuxuu ka mid yahay TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba looguna jecel yahay. HCTV waa TV madax-banaan oo tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee Maamula Goboleedka Soomalida,Ethiopia. Waa Maamul ku sifoobay xasuuqa dadka , kuna darsday bahalnimo iyo dad-qalnimo. Waxa waajib ku dhamaan dadka jecel nabada , xoriyatul qowlka iyo madax-banaanida saxaafada inay dificaan codka-shacabka dulman HCTV . Xukuumada Somaliland , waxa ku waajib ah inay qaado tallaabada ku haboon , warqad deg-deg ahna u qorto Maamulka Thai.com ,si xuquuqdi HCTV loo soo celiyo.
WARQADII ELAY
Drs Hoodo yusuf, London, UK.
yhoodo@yahoo.com.