Hambalyada Ciidul Adxa Ee Gudoomiye Faysal Cali Waraabe‏

0
422

Hargeysa(WSN)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa .

“ Xaasidnimada Somaliland Maaha Dhismaha Somalia, Walaalnimada Somliland Ayaa Ah Dhismaha Somalia ..”

“ Waanu Ka Xunnahay Maalin Walba Foolxumada Iyo Qaraxa Ka Dhacaya Somalia, Iyo Shisheeyaha Ku Soo Dagayaa, Iyo Talada Gacanta Ugu Jirta Shisheeyaha ..”

“ Wanaagga Somalia, Waa Wanaagga Somaliland, Waa Jabuuti Wanaageeda, Waa NDF Wanaageeda, Waa Ka Dawlad Deegaanka Somaalida Ethopia Wanaageeda, Jidh Qudha Ayaynu Nahay, Siyaasadda Ayunbaynu Ku Kala Gadisanahay, Laakiin Dad Isku Araga Ayaynu Nahay, la ina kala tilmaami maayo,..”