Hambalyada meherka xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha Xisbiga Waddani marwo Rooda Cabdi Muuse, ay u dirayaan dhallinyarada Xisbiga Waddani

0
400

Garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani waxay hambalyo meher u dirayaan, boqorka Maxamed Deeq Aadan Siidhi iyo boqorada Rooda Cabdi Muuse oo meherkoodu maanta ka dhacay magalada Hargeysa.

Hambalyo meher wacan waxay garabka dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani u dirayaan boqor Maxamed Deeq Aadan Siidhi iyo boqoard Rooda Cabdi Muuse oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Haregysa. Waxaanu si gaara hanbalyada ugu diraynaa Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Maawo Rooda Cabdi Muuse. waxaanu leennahay Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri negi guuloow ka yeel, noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela, wiil iyo caano gabadh iyo caano, barakooba oo badhaadha intaad dunida nooshiin.
Af-hayeenka dhallinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani.
Maxamed Sidiiq Dhamme