Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

0
797

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh
Maamulka, Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Warbaahinta Caalamigaa ee Warsugan Media Group waxay Hambalyo Dhalasho Farxad Leh U Dirayaan Tafatiraha Guud ee Wargeyska Warsugan Ibraahim Abdirahman Qaadim Iyo Marwadiisa Hodan Mohamed Elmi Oo Gabadhi Ugu Dhalatay shalay 13.01.2016 Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa, Waxaanay Leeyihiin Gabadhaa yar ee Inagu Soo Biirtay Illaahay Hakaa Dhigo Tii Dalkeeda, Diinteeda iyo Waalidkeedba Anfacda.
Bahda Warsugan Media Group Waxay qoyskaa Gabadhaa yari Kusoo Biirtay Ifka Iyo Aduunyada Illaahay hakaa dhigo mid barbaarta oo kaalin qaada Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteedaba u Gargaarta
Aamiin……………..Aamiin…Aamiin