HAMBALYO MEHER Cabdirisaaq Yuusuf Daahir iyo Hodan Cabdikariim Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay 12.02.2016 Magaalada Hargeysa

0
428
????????????????????????????????????

HAMBALYO MEHER
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed iyo Hooyo Caasha Aadan Yuusuf, iyo Caruurtooda oo kala ah, Layla Yuusuf Daahir iyo Sayigeeda Cabdiqani Axmed Aw Jaamac iyo Caruurtooda, Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shukri, iyo Keyse Yuusuf Daahir, Fadxiya Yuusuf Daahir, Salaad Yuusuf Daahir, Jimcaale Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa iyo Cabdixaafid Yuusuf Daahir. Dhamaan Qoyskaasi reer Yuusuf Daahir waxay Hambalyo Meher u dirayaan Cabdirisaaq Yuusuf Daahir iyo Hodan Cabdikariim Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay 12.02.2016 Magaalada Hargeysa. waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayrqaba kala hela, Amin AMIN AMIN AMINA.