Hambalyo Meher Wacan

0
698

Hambalyo Meher Wacan

Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo), Ismaaciil Cali Axmed, Cabdirashiid Maxamed Aaden, Ibraahim Axmed Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Maxamed Xasan Dirir, Cabdiqaar Sh. Maxamuud Muxumed, Saddaam Maxamed Axmed, Rooble Maxamed Saxardiid, Yuusuf Maxamuud Daahir, Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan, Khadar Cabdilaahi Dirir, Maxamed Maxamuud Axmed, Mustafe Axmed Xasan, Saleebaan Sahal Jaamac, Mukhtaar Muuse Cumar, Maxamed Cabdilaahi Siciid (Cambe), Sacad Muuse Cabdi, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Cabdikariim Xuseen Warsame, Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed-dafac), Cabdiqaadir Aaden Carab, Axmed Cumar Cadaani (Axmed-saafi).

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo Meher Wacan u dirayaan.
Boqorka: Cabdicasiis Cali Caddaani Iyo
Boqorada: Hadiya Sayid Cali Daa’uud
Oo 02/02/2017 meherkoodu ka qabsoomay Hotel Green Plaza ee magaalada Hargeysa, waxaanay Illaahay uga baryayaaan inuu aqal-galkooda ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.