HOR DHAC: Tunisia Vs. Senegal

0
474

Dalka 2004tii qaaday koobka qaramada qaarada Africa, Tunisia waxa ay la dheeli doontaa Senagal oo ah kooxda kala sarreynta xulalka Africa ugu korreysa, waana kulanka ugu adage e tartanka ilaa iyo hada.

Tunisia waa markii 12-aad oo xiriir ah oo ay ka soo qeyb galeyso balse tirade guud ee ay ciyaartay waa 18 jeer.

Hayeshee, kama aysan soo gudbin wareega sided dhamaadka tan iyo 2004 oo ay martigaliyeen deedna ku guuleysteen.

SAFAFKA LA FILI KARO

Tunisia:Up (4-4-2) Mathlouthi: Youssef, Dhaouadi, Maaloul, Nagguez: Khaziri, Sassi, Amor, Abdennour: Yassine Khenissi, Khelifa.

Senegal: (4-3-3) Diallo: Ciss, Koulibaly, Mbodji, Gassama: Gueye, Kouyate, Mane: Konate, Diame, Saivet.

Gegida: De Franceville.

Saacadda Geeska Africa: 10Pm