Innaalilaahi Wa Inaa Ilaahu Raajucuun: Bahda Wargeyska Warsugan Media Group Waxay Tacsi U Dirayaan, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo Carruurtii Ay Ka Baxday Alle Ha U Naxariistee Marxuuma Hooyo Caasha Muuse Cali Furre

0
363

Innaalilaahi Wa Inaa Ilaahu Raajucuun: Bahda Wargeyska Warsugan Media Group Waxay Tacsi U Dirayaan, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo Carruurtii Ay Ka Baxday Alle Ha U Naxariistee Marxuuma Hooyo Caasha Muuse Cali Furre Oo shalay ku geeriyootay Hargeysa, Laguna Aasay (Waxaanay si gaar ah uga Tacsiyadeynayaan Suxufi Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) oo ay hooyadii ahayd.
waxaanay leeyihiin Alle Samir iyo Iimaan Ha Innaga Wada Siiyo, Hooyo Caashana Alle Ha U Naxariisto, oo Iilka Neecow Qabow ha Ku Siiyo Naruuro…Aamin..Aamin)