telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Laba Sanadood Kadib, Sh Aadan Sunne iyo Xubno Dhalinyaro Xabsiga Laga Sii Da’aye

Laba Xubnood Laa Xidhna oo Xeer Ilaalintu Eedii hore ka Badashay

Hargeysa, Somaliland – Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa go’misay sii daynta mid kamid ah culimo aw-diinka dalka iyo dhalinyaro muddo laba sanadood xabsiga ku xidhna kadib markii ciiddamada amaanka iyo xafiiska xeer ilaalintu ku eedeyeen arrimo laa xidhidha argagixisada, hase yeeshe laba qof oo kamid ahaa dhalinyarada ayaa xeer ilaalintu eedi hore lagu soo oogay ka badeshay islamarkaana xaabsiga ay ku xidhan yihin.

Go’an Khamisti ina dhaftay ay maxkamada sare jamhuuriyadda Somaliland ka soo saartay dacwada lagu soo oogay sheikh Aadan Cabdiraxman Warsame (Sheekh Aadan Sunne) iyo dhalinyaro tiradooda laa sheegin, ayaa maxkamada sare sheegtay in eedii ay ku xidhnayeen lagu wayay. Hase yeeshee, laba qof oo kamid ah dhalinyarada ayaa xafiska xeer ilaalintu dacwadoodi dib uu soo badeshay, sidaa daradeedna xaabsiga lagu celiyay.

Xildhibaan Axmed Maxamed Diriyee oo kamid ah mudanayasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa arrintan ka hadlay, waxana warka oo dhamaystiran ka dawatan muuqalka hoose;

116 total views, 2 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins