Lionel Messi Oo Soo Xushay 10ka Xiddig Ee Uu U Arko Da’ Yarta Ugu Fiican Caalamka. (Liiska Oo Dhameystiran)

0
364
epa05274329 Barcelona's forward Lionel Messi celebrates after scoring against Sporting de Gijon during their Primera Division Liga match held at the Nou Camp stadium in Barcelona, Spain, on 23 April 2016. EPA/Alejandro Garcia

Waxaa Qoray: yaasir br

Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa soo xushay 10ka ciyaaryahan ee mustaqbalka ugu fiican ku leh kubada cagta caalamka isagoo cawinaad ka helaya shirkada Adidas.

Xiddigaan ayaa soo xushay 10 ciyaartoy oo sagaal wiilal yihiin oo uu u arko inay yihiin kuwa mustaqbal weyn ah leh, mana ku jiraan xiddigo magac weyn leh sida Rashford oo kale.

Da’ yartaan ayaa sidoo kale nasiib u yeeshay inay xirtaan kabaha cusub ee Lionel Messi ay u sameysay shirkada Adidas.

Chanathip Songkrasin | Kubadsameeye | Muangthong United | 23 sanno jir

Kasper Dolberg | Gooldhaliye | Ajax | 19 sanno jir

Gabriel Boschilia | Kubadsameeye | Monaco | 20 sanno jir

Patrick Roberts | Garab Weerar | Celtic | 19 sanno jir

Jean-Kevin Augustin | Gooldhaliye | Paris Saint-Germain | 19 sanno jir

Davide Calabria | Daafac midig | AC Milan | 19 sanno jir

Nathan | Kubadsameeye | Vitesse | 20 sanno jir
Kekuta Manneh | Gooldhaliye | Vancouver Whitecaps | 21 sanno jir