Maayar ku xigeenka Caasimada oo difaacay Wasiir kuxigeen Keysar oo uu dhaliilo u soo jeediyey Xildhibaan Xasan Cawaale

0
377

Hargeysa(WSN)Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa Mudane Cabdicasiis Cagaweyne oo ku sugan dalka Uk ayaa martiisa Facebook-ga ku difaacay Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Qaranka Somaliland Amb Keysar Cabdilaahi oo uu hore Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan dhaliilo u mariyey warbaahinta dalka