Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Oo Muddo 10 Bilood Ah Xabsiga Hargeysa Ugu Xidhnaa Mulkiilaha Dugsiga Nuuradiin Oo Maanta Xoriyadiisi Dib Helay.

0
405

Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed Oo muddo 10 bilood ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa xoriyadiisi dib helay.

 

Macalin Cabdiraxmaan oo u xidhnaa mulkiilaha dugsiga Nuuradiin,kadib markii khilaaf gacan qaadi dhexmaray macalinka iyo Mahad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here