Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Imaaraadka, lana filayo inay guddo galaan ujeedada socdaalkooda sida ugu haboon

0
336

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Imaaraadka, lana filayo inay guddo galaan ujeedada socdaalkooda sida ugu haboon.

Waxa Madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey madax sar sare oo ka socda isu-tagga imaaraadka carabta kuwaas oo madaxweynaha ku sugaayey garoonka diyaaradaha markii uu soo degay madaxweynuhuna waxa loo gelbiyey goobtii loogu talogalay inuu ku soo dego, waxa iyaguna madaxweynaha soo dhaweeyey Masuuliyiintii halkaa hore ugu sugnayd ee ka socday Jamhuuriyada Somaliland oo kala ahaa Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), Wasiirka Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Maareeyaha Dekeda Berbera Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor) iyo Protocol ku xigeenka Madaxtooyada Caydaruus Mahdi Xaashi.
DAY 1_001

DAY 1_002

DAY 1_003

DAY 1_006

DAY 1_007

DAY 1_008

DAY 1_009

QH6A0001

QH6A0003

QH6A0005

QH6A0007

QH6A0008

QH6A0012

QH6A0013

QH6A0016

QH6A0019

QH6A0025

QH6A0027

QH6A0028

QH6A0029

QH6A0031

QH6A0038

QH6A0042

QH6A0044

QH6A0047

QH6A0049

QH6A0050

QH6A0052

QH6A0056

QH6A0061

QH6A0063

QH6A0064