telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08.11.2017 uu kulan la qaatay ururada bulshada rayidka ah ee  Somaliland, waxaanu madaxweynuhu ku yidhi “Aad baan ugu faraxsanahay kulankan saaka aad igu timaadeen. Waxaan idiinka mahadnaqayaa war-bixinta iyo talada balaadhan ee aad ii soo jeediseen. Waxaan idiinku hambalyeynayaa dedaalka weyn iyo doorka aad ka qaadataan ilaalinta danaha guud iyo u adeegidda ummadda.

Mudanayaal iyo Marwooyin, waxaan aamisanahay, in bulshada rayidka ahi ay kaga jirto kaalin muq leh geedi-socodka dimuqraadiyadda, adkaynta nabadgelyada, wacyigelinta bulshada iyo baadi-goobka aqoonsiga Somaliland. Waxaan soo dhaweynayaa, talooyinka iyo tilmaamaha aad ii soo jeediseen.

Ugu dambayn, waxaan idin kula dardaarmayaa in aad dedaalka laban laabtaan, isla markaana aad gacan weyn ka geysataan sidii dalkan ay uga qabsoomi lahayd doorasho xor iyo xalaal ahi.

Markii kulankaasi soo afmeerayna waxa saxaafadda la hadlay xubno ka mida ururada bulshada iyo afhayeenka madaxtooyada JSL.

              Naasir Yuusuf Daahir 

Director Presidential of Media

 

Hargeisa – Republic of Somaliland
            nasirnaska77@gmail.com
Tell: 63-4423774
  • 099A3000.JPG
    213.4kB
  • 099A3001.JPG
    215.7kB
  • 099A3002.JPG
    253.9kB
  • 099A3766.JPG
    200.8kB
  • 099A3767.JPG
    214.6kB
  • 099A3769.JPG
    231.9kB
  • 099A3772.JPG
    243.3kB
  • 099A3778.JPG
    226.4kB
  • 099A3780.JPG
    171.2kB
  • 099A3782.JPG
    241kB
  • 099A3785.JPG
    251.9kB
  • 099A3792.JPG
    242.4kB
  • 099A3795.JPG
    144.6kB
  • 099A3796.JPG
    253.5kB
  • 099A3797.JPG
    239.7kB
  • 099A3798.JPG
    247.9kB
  • 099A3800.JPG
    191.2kB
  • 099A3802.JPG
    238.3kB
  • 099A3803.JPG
    201.1kB
  • 099A3811.JPG
    246.9kB
  • 099A3814.JPG
    179.4kB
  • 099A3832.JPG
    187kB
  • 099A3833.JPG
    273.5kB
  • 099A3835.JPG
    175kB
  • 099A3837.JPG
    223kB
  • 099A3847.JPG
    215.7kB
  • 099A3848.JPG
    210kB
  • 099A3852.JPG
    215.8kB
  • 099A3854.JPG
    233.3kB
  • 099A3858.JPG
    225.1kB
  • 099A3859.JPG

148 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins