Madaxweyne Axmed Silaanyo oo maanta kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland oo ay ku soo biireen gaadiid farabadan iyo dhismayeel cusbi oo hada socda horena madaxweynuhu u dhagax dhigay + Sawiro iyo Muuqaalo

0
1051

Madaxweynaha qaranka Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland oo ay ku soo biireen gaadiid farabadan iyo dhismayeel cusbi oo hada socda horena madaxweynuhu u dhagax dhigay