Madaxweyne Siilaanyo midbaa seegtay, Xaglo Toosiyana mid baa Seegtay, Golaha dhexena midbaa seegtay. Muse Biixi na midbaa Seegtay.

0
337

Madaxweyne Siilaanyo midbaa seegtay, Xaglo Toosiyana mid baa Seegtay, Golaha dhexena midbaa seegtay. Muse Biixi na midbaa Seegtay.

Madaxweynaha midbaa Seegtayoo waxay ahayd inaanu Cidna Codsiinin waayo halcod waxba umuu kirdhiyeen Saylici iyo Xaglo toosiye midna, Hadiiba codkiisii oo u ekaa signal ah Siiya Codka Saylici hadana inuu madasha ka yidhaahdo dhex baan u ahay raga tartamaya may ahayn, Waayo dhexdu cidna uma codayso.

Xaglo Toosiyana Midbaa Seegtayoo waxay ahayd inaanu isku halayn gole dhexe oo kaliyee waxay ahayd inuu madaxweynaha ku qanciyo inuu taageero musharaxnimadiisa sida ay sameeyeen saaxiibadii Saylici iyo Biixi,

Golaha dhexe ee Kulmiye na waxaa seegtay in si cadaalada ay ukala saaraan musharixiintii tartamaysay isla markaana aanay niyad jabin musharaxa ku dhiiraday waxay rag badani ka baqeen hortii isla markaana cadeeyey hadafkiisa kana midha dhaliyey riyadii ahayd in maruun la arko musharax kasoo jeeda gobalada bariga Somaliland gaar ahaan gobalka gobalka Sool madaama oo u tartama Madaxweyne wayo wadanka waa la wada leeyahay muwaadin kastana xaq bu u leeyahay in la doorto waxna uu dooran karo.

Muse Biixi na midbaa Seegtayoo waxa seegay inaanu sadexdii musharax ee xisbiga kulmiye ee darka laga hor istaagay ee looga eexday isaga may ahayn inuu kala saaro oo labadii ay isku degmada kasoo jeedeen si gaara ugu cudur daarto Samale iyo Yoonis halka uu afkiisa ka sheegay labada nin ee aanu tolka nahay way ii cidleeyeen si aan u guulaysto isagoo si badheedha isu diidsiiyey inuu u cudur daarto Mr Kijaandhe oo ah musharaxii Sadexaad…

Abdiqani Salaf kaptanka

realcabdiqani@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here