Masuul Cusub Oo Loo Magacaabay Xilka Gudoomiyaha Degmada G/Libaax Ee Xisbiga Kulmiye

0
478

Masuul Cusub Oo Loo Magacaabay Xilka Gudoomiyaha Degmada G/Libaax Ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Warsugannews)-Aqoonyahan Xasan Maxamed Cabdilaahi oo kamida aqoonyahanka firfircoon ee sida weyn uga dhex muuqda saaxada Siyaada ee ku dhaqan Gobolka Maroodijeex ayaa maanta loo Magacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha Degmada Gacan Libaax ee Xisbiga Kulmiye

War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Mudane Khadar Cabdi Xuseen ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

sasanka2n