Maxkamada dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qaraar ka soo saartay qoraalkii madaxweynuhu u gudbiyey, waxaana uu u dhignaa sidan:-

0
451

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedadiisu ahayd dacwad dastuuri ah oo ku saabsanayd qodobka 12aad, faqraddiisa 1aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Xeer Lr.20-2/05 oo uu madaxweynuhu hore ugu gudbiyey Maxkamada Sare.

 

Sidaa darteed, Maxkamada dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qaraar ka soo saartay qoraalkii madaxweynuhu u gudbiyey, waxaana uu u dhignaa sidan:-

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here