Wararka Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo 7 Cisho Oo Rumaan Ah U Dirtay Musharax Shucayb Maxamed Muuse By admin - March 27, 2021 0 563 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa 7 cisho oo rumaan ah u dirtay Musharax Shucayb Maxamed Muuse Shucayb Maxamed Muuse ayaa maalintii seddexaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa. Xukuumadda Somaliland iyo laamaha amnigu wali si rasmi ah ugama hadlin xadhiga Shucayb Maxamed Muuse. Share this:FacebookX Related