Maxkamadda Sare Oo Laashay 20 Dacwadood Oo Loo Soo Gudbiyay, Aqbashay Natiijadii Hordhaca Ahayd Ee Kominshanka Doorashooyinka

0
314

Maxkamada  Sare Ee Somaliland Ayaa Gabi Ahaanba Laashay 20 Dacwadood Oo Murashaxiintii Cabanayay Ay Maxkamadd Sare Ee  U Gudniyeen.

Maxkadda  Ayaa Aqbashay Natiijadii Hordhaca Ahayd Ee Kominshanka Doorashooyinku Hore Ugu Dhawaaqeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here