Meher Wacan: Cabdijibaar Yuusuf Faarax & Zakiya Xasan Maxamed

0
643

Meher Wacan
Aabbo Xasan Maxamed Jaamac iyo Hooyo Maryan Cali Cabdiraxmaan iyo carruurtoodu oo kala ah; Salmaan Xasan Maxamed, Caasha Xasan Maxamed, Mustafe Xasan Maxamed, Salma Xasan Maxamed iyo dhammaan qoyska Ilma Maxamed Jaamac Xiis iyo dhammaanba Ilma Cali Cabdiraxmaan Mijin, waxay Hambalayo iyo bogaadin hawadda ugu dirayaan Meherka:
Cabdijibaar Yuusuf Faarax
& Zakiya Xasan Maxamed
Oo 17/08/2017 Meherkoodu ka dhacay Masjidul Salaama ee magaalada Hargeysa, waxay leeyihiin noqda kuwii aqalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo ee kalana hela ubad kheyr qaba oo anfaca waalidkood, diintooda iyo dalkoodaba. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

waxaanay ugu ducaynayaan qoyskaasi cusub ducadii rashuulka (SCW) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN