Mid Ka Mida Baabuurtii Waddani Ugu Tallo Galay In Ay U Isticmaalaan Ololaha Doorashada Oo Shalay Ku Dhex Cadilmay Caasimada Hargeysa Iyadoo Derewalkiina Ka Lugeeyey

0
358

Mid Ka Mida Baabuurtii Waddani Ugu Tallo Galay In Ay U Isticmaalaan Ololaha Doorashada Oo Shalay Ku Dhex Cadilmay Caasimada Hargeysa Iyadoo Derewalkiina Ka Lugeeyey

Hargeysa(WSN)mid ka mida baabuurtii waddani ugu tallo galay in ay u isticmaalaan ololaha doorashada oo shalay ku dhex cadilmay caasimada hargeysa iyadoo derewalkiina ka lugeeyey, gaadhigan oo sida idinka muuqata sawirkiisa aad u jeedan in ay ku duugan tahay astaanka xisbiga waddani iyo magaca xisbigaasi, iyadoo la odhan karo waxa ay qayb ka tahay qorshaha olole ee ay ugu diyaar garoobayaan in ay baabuurtani qayb ka noqdaan doorashada madaxtooyada, balse nasiib daro intaan lays gaadhin ayuu gaadhigane ku ciladoobay badhtamaha caasimada hargeysa, sida idin muuqata waxa uu dhex yaal wadada badhtankeeda waxaana ka dhaqaajiyey derewalkii gaadhigaasi watay.