Ninkii magaalada Baqdaad ka jeexay wabiyada dhiigga ah ee HOLLACO KHAN

0
356

HOLLACO KHAN oo ahaa nin madax ka ahaa ciidankii dalka Mangooliya ee burburiyay boqortooyadii cabaasiyiinta ee waagaa ka talin jirtay dhulka maanta lagu magacaabo ciraaq iyo Suuriya isagoo ninkani laayay wixii shacab ahaa ee ku sugnaa magaalooyinkaasi.

January 09, 2017 – HOLLACO KHAN oo ahaa nin madax ka ahaa ciidankii dalka Mangooliya ee burburiyay boqortooyadii cabaasiyiinta ee waagaa ka talin jirtay dhulka maanta lagu magacaabo ciraaq iyo Suuriya isagoo ninkani laayay wixii shacab ahaa ee ku sugnaa magaalooyinkaasi.

Waxaase markii danbe umadda Muslimiinta u aarguday oo dagaal ku burburiyay ciidamadii Mangooliyiinta boqortooyadii muslimiinta ee waagaasi ka jirtay dalka Masar oo dagaal kula wareegay magaalooyinka Baqdaad iyo Dimishiq oo labadoobuba ahaa magaalooyin xarun u ahaa dunida Islaamka ee waqtigaasi.Boqortooyadii Mangooliyiinta ee waagaasi jirtay ayaa ahayd mid aad u xoog badan iyadoo ciidamadoodu ay ahaayeen ku aad u tababaran oo caan ku ahaa inay falaaraha isticmaalaan iyagoo fardahooda saaran.

https://youtu.be/vzDhzpdsL4M?t=120