telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Nuxurka Qoraal Lag soo Saaray Shirkii U Socaday Farmaajo iyo Maamulka Gobolada Somalia Oo Lagu Soo Daray Somaliland

War-murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF iyo maamul gobolleedyada
 

Axad, November, 05, 2017 (Warsugan) – Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda.

Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa qaatay waqti ka badan intii uu qorshuhu ahaa in lagu soo gabagabeeyo, madaama uu ku soo beegmay xili khilaaf adag uu ka dhax jiray dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada qaarkood.

Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray shirka :

  

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

181 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins