Puntland Oo Shuruudo Aad U Adag Ku Xidhay Ka Qeyb-galka Shirka Wada-tashiga Doorashada Soomaaliya

0
320

Maamul gobolleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xidhay inuu ka qeyb gallo shir dambe oo lagaga hadlayo arrimaha doorashada, taasi oo sii wiiqeysa rajadii laga qabay in laga gudbo is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada Soomaaliya.

Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay caqabad ku noqdeenn fulinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka September iyo habraacayadiisa.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Puntland soo saartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here