Qaraxa ayaa lala eegtay askar ku sugnaa duleedka garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo ku yaalla Istanbul. Madaxweynah, Recep Tayyip Erdogan, wuxuu sheegay in dalkiisa uu ka adkaan doono “argagixisada”. Wuxuu sheegay in ay weeraro qaraxyo ah la eegtaan dalkiisa. Balse weriyaha BBC-da ee Istanbul wuxuu sheegayaa in dad badan ay hadalka madaxweynaha u arkaan mid aan waxba soo kordhineyn. Taasi ayaa sabab looga dhigayaa in qaraxyada dalkaasi ay halkoodii ka sii socdaan. Dalka Turkiga ayaa maanta ay u tahay maalin tacsi. Waxaana la billaabay aaska dadkii qaraxa ku dhinta

0
318

https://youtu.be/9d-DYVw4lO4