Qisooyinka Quraanka (3) – Daaluut iyo Jaauut‏

0
366

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno.
Fadlan halkan ka daawo barmaamijkii sadexaad ee silsiladan oo aan kaga hadlayno sheekadii Daluut iyo Jaaluut iyo casharada laga faa’idaysan karo.