Qisooyinka Quraanka Qaybtii 12 Sedexdii Towbadooda dib loo dhigay

0
423

Qisada aan maanta ku soo qaadanayo barmaamijka 12aad ee qisooyinka Quraanka waa qiso ka waramaysa toobada dhabta ah ee laga doonayo qofka Muslimka ah. Waa qisada sadexdii asxaabi ee bilaa cudur daarka uga baaqday dagaalkii Tabuuk.