Saamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub?

0
294

Dowladda Britain waxa ay maalintii labaad ka maqan tahay Midowga Yurub kaddib markii ay shalay isaga baxday midowgaasi kaas oo ay ku jirtay muddo 47 sanadood ah.

Durbaba waxaa ka bixitaankaas laga dareemay Jamhuuriyadda Ireland oo ah dalka kaliya ee Midowga Yurub ka tirsan oo xad dhanka dhulka ah la leh Britain.

Dhanka kale badeecooyinkii ugu horreeyay ayaa waxa ay ka gudbeen xadka u dhaxeeya Waqooyiga Ireland iyo qeybaha kale ee UK.

Haddaba Cabdicasiis Axmed Muuse waa sharci-yaqaan deggan Jamhuuriyadda Ireland, wuxuu ka waramayaa isbadelka illaa hadda laga dareemay dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here