SAWIRRO: Meydka Jeneraal Cadde Muuse Oo Lagu Aasay Boosaaso

0
1081

Meydka  Maxamuud Muuse Xirsi Boqor (Cadde Muuse) Madaxweynhihii hore Ee Puntland ayaa maanta laga soo dejiyey Garoonka diyaradaha ee Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobalka Bari, waxaana halkaasi loogu Sameeyay Aas Qaran.

Ammaanka Magaalada Boosaaso  ayaa aad loo adkeeyay , waxaana Aaska ka qeyb galay Madaxda ugu Sarsareysa Puntland, waxgarad , culimo iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee Bulshada kunool puntland.

Generaal Cadde Muuse ayaa dhawaan ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.

Generaal cadde Muuse ayaa ahaa nin si weyn looga yaqaano Soomaaliya waxaana inta badan uu ka shaqeyn jiray Nabadda.

a.