Siyasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo taksi u Giray ehelka ay ka baxday Marxuumad Faadumo Axmed Siciid

0
981

Tacsi
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
كل نفس ذائقة الموت
Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 24/12/2019 ku geeryootay wadanka Holland Marxuumad AHN Faadumo Axmed Siciid , waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Xasan Ciise Cawaale oo ahayd Xaaskiisii, iyo dhamaan Ilma Xasan Ciise Cawaale iyo Reer Ciise Cawaale dhamantood, waxan sidoo kale tacsidaa u dirayaa qoyskii , qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxday marxuumada.
Waxaan ilaahay uga baryayaa marxuumada inuu naxariistiisa janatul fardawsa ka waraabiyo
Aamiin Aamiiin …..

✍✍
Xasan Xaaji maxamuud Warsame (Gadhwayne)