War degdeg ah: Dr. Cumar Cilmi Dixood oo maydhkiisa laga helay Gurigiisa

0
362

Hargeysa(Warsugannews)Dr. Cumar Cilmi Dixood oo maydhkiisa laga helay Gurigii uu ka degenaa hargeysa ayaa hada la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka Adna Hospital, wararka ayaa intaas ku daraaya inuu Dr ku xalay xanuunsaday ka dibna uu matagay xanuun sidaasi u waynina aanu hayn balse saaka subaxnimadii uun la arkay isaga oo mayd ah