War-degdeg ah Shil aad u naxdin badan oo ay ku naf waayeen 5 ruux ayaa ka dhacay Duleedka Halleeya

0
441

War-degdeg ah Shil aad u naxdin badan oo ku naf waayeen 5 ruux ayaa ka dhacay Duleedka Halleeya.

Haleeya(Warsugannews) Shil Naxdin badan oo ka dhacay duleedka kantaroolka hargeysa iyo berbera oo sababay dhimasho, dhawac iyo Khasaare balaadhan ka dib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo ah nooca booyada loo yaqaan kuwaas oo Sida sawirada ka muuqata ah mid argagax leh oo ay ku naf waayeen badi dadkii saarnaa baabuurtaasi oo ka koobnaa 6 qof balse hal qof uun uu dhaawac yahay intii kale oo ka kooban shan ruuxna hada maydkooda la keenay Cusbitaalka guud ee hargeysa.

13076726_10209395107223427_9177604281808377183_n

13082640_10209395107583436_5029158803521929708_n

13087700_1606159889702839_5865994045112440966_n

13103424_10209395106943420_2943203190349497864_n