Warbixin: 13 Jir Farsamo iyo Hinddise Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Buuhoodle‏

0
410

Waxa aad halkan kaga bogan kartaan warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey Guuleed Aadan Cabdi oo ah wiil yar  oo 13 jir ah, isla markaana ah agoon ku nool magaalada Buuhoodle. Waxa halkaa dhawaan lagu soo bandigay farasamo iyo hindise uu is baray. Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina weliba gacan ayay naafo ka tahay.

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/Dd2_79zrRfA” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>