Wasaaradda shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshadda Oo Xuquuqdeedii U Soo Dhicisay Hooyo Ayaan Cabdiraxman Axmed guddoonsiisyna lacag dhan $990 oo ah xaq shaqaalennimo, ka dib markii SuperMarketkii looga soo dhiciyey

0
360

Wasaaradda shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshadda Oo Xuquuqdeedii U Soo Dhicisay Hooyo Ayaan Cabdiraxman Axmed guddoonsiisyna lacag dhan $990 oo ah xaq shaqaalennimo, ka dib markii SuperMarketkii looga soo dhiciyey.

Hooyo Ayaan Cabdiraxmaan ayaa muddo labada sano ah nadiifisonimo ugu shaqaynaysay meherad supermarket ah oo ku yaala Suuqa Magaaladda Hargeysa.