Degdeg: Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshay

0
458

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshay

Hargeysa(WSN)Wareegto uu saxeexay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa uu wasiirku xilkii kaga qaaday guddoomiyihii degmada dhoqoshay Md. Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob).
Warkan oo aanu ka helnay ilo war laga qaateen ah oo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegaya in uu wasiirku saxeexay warqada xilka qaadista haseyeeshe si toosa loo shaacin doono isla beri iyadoo lagu lifaaqi doono masuulkii lagu bedelay ee loo magacaabay degmada.

Xigasho
http://tusmoonline.com/