Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha Oo Kullan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa

0
289

Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha JSL Mudane,Maxamed kaahin Axmed,ayaa kullan la qaatay Maayirka cusub iyo Maayirkii  hore ee Caasimadda Hargeysa, kullan kan waxa ku wehelinayay Xoghayaha Dawlada hoose Hargaisa iyo Taliyaha  Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here