“Waxaanu Idiin Wadnaa Guddoomiyaha Soo Socda Ee Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq khaliif…” Guddoomiye Cirro

0
316

Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani, ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood.

Boqolaal dadweyne ah oo taageerayaasha Xisbiga Waddani, ayaa soo dhaweyn diiran ku qaabilay Murrashax Cabdirisaaq Khaliif oo u tartamaya Golaha Wakillada.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo la hadlayey Dadweynaha soo dhaweynta ka qayb galay ayaa sheegay in ay Cabdirisaaq Khaliif u wadaan Guddoomiyaha Wakiillada
“Waxaanu idiin wadnaa Guddoomiyaha Soo socda ee Golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq khaliif” Ayuu yidhi Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here