Wiil soomaali ah oo nasiib u yeeshay in loo qaado dalka Maraykanka

0
392

Wiil Soomaali ah oo tahriib iyo rafaad soomaray, oo ku noolaa dalka Ukraine ayaa waxaa u suurto gashay oo uu ku guulaystay in loo qaado Dalka Maraykanka.

https://youtu.be/8EqAjx1bbPU