Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Geeriyooday.

0
377

Alle ha u naxariiste Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa maanta geeriyooday.

Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi ayaa waxa uu ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla dalka Turkey. Waxaan Uga tacsiyeynayaa Qoyskiisii, Qaraabadii Golaha Guurtida iyo guud ahaan Qaranka JSL.

Golaha guurtida oo tacsi u diray ayaa waxa ay yidhaahdeen

“Tacsi

Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun

shir gudoonka golaha guurtida somaliland xildhibaanada golaha guurtida iyo dhamaan shaqaalaha golaha guurtidda somaliland waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii qaraabadii asxaabtii golayaasha baarlamaanka somaliland iyo guud ahaanba shacabka somaliland geeridii ku timid xildhibaan marxuum Axmed Xaashi Cabdi oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha guurtidda somaliland oo ku geeriyooday dalka turkeyga ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka samir iyo iimaan saadiqana haynaga siiyo aameen aameen”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here