Daawo Xildhibaan C/Raxmaan Cumar faarax Budeeye oo ka tirsan Golaha guurtiga Somaliland kana soo jeeda Degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle ayaa Gudiga doorashooyinka qaranka inay kaadhka codbixinta geeyaan Degmadasi

0
392

Xildhibaan C/Raxmaan Cumar faarax Budeeye oo ka tirsan Golaha guurtiga Somaliland kana soo jeeda Degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle ayaa ka dib socdaal uu dhowaan kaga soo laabtay degmadaasi waxa uu ugu baaqay Gudiga doorashooyinka qaranka inay kaadhka codbixinta geeyaan Degmadasi oo ay dadweynaheedu diyaar u yihiin qaadashada kaadhkaasi

 

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/4v8BrjTUasA” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>