Barca iyo Real oo wada doonaya Martial

0
378

Barcelona iyo Real Madrid labaduba waxa ay isha ku hayaan in ay Manchester United kala soo wareeegaan Anthony Martial, sidaas waxaa qortay the Sun.

Real Madrid waxa ay diyaar u tahay in ay uga badalato James Rodriguez.

20 jirka caad ayaa soo fuulay mustaqbalkiisa Old Trafford oo uu bishii Sebtembar 2015 ku soo biiray, Barcelona ayaa diiiradda saaratay marka laga yimaadi £60 million ee la sheegay in qiimihu yahay.

Laakiin furaha waxaa haya James oo aan ku faraxsaneyn nidaamka Zidane ee Madrid.

United si weyn ayaa loola xiriirinayey 25 jirka reer Colombia.