DAAWO: Colaadihii Ugu Dhimashada Badnaa, (Xogta Dahsoon)‏

0
343

Taariikhda adduunku waxay dib ugu noqonaysaa dhacdooyin laga xanuunsaday oo ay dhibaato kala kulmeen basharka aadamuhu, dhacdooyinkaa murugada xambaarsanaa oo ka imanayey dagaalo lagu hoobtay, daacuun dillaacay iyo masiibooyin kale oo rabbaani ah, kuwaas oo aan xuduud lahaan jirin, sida dagaaladii aan kala sooci jirin qofka iyo dhagaxa, kuwaasoo laga dhaxli jiray dhimasho, burbur iyo baaba’ xusuusta aadamahana kaga tagtay murugooyin ma hadho reebay.lagamana yaabo in jiilashii bani’aadam ee noolaa markii ay dagaaladaasi dhacayeen ay illaawaan.

 

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/ZZJlnk1Nm9s?rel=0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>