DAAWO: “Deegaanka Aan Kasoo Jeedo Keligay Baa KULMIYE Ka Soo Baxay, Marka Waxaan odhan Karaa..

0
366

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee KULMIYE, kana tirsan golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo oo Su’aalo Xiiso leh lagu weydiiyey barnaamijka uu soo saaro Feysal Maxamed Cabdi (Fadh-fadhle).‏