DAAWO: Goolashii Aron Ramsey ee Werwerka Abuuray, (Xogta Dahsoon)‏

0
397

Geeridu waa qadarta iyo xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaa oo xiligeeda ilaahay uun garanaayo, laakiin dhacdooyinka ku gedaaman mar kasta oo uu gool dhaliyo Ciyaaryahanka gobolka Wales ee dalka Britain iyo Kooxda Arsenal Aron Ramsy waxay noqdeen kuwo mucjiso ah oo la yaab badan ku dhaliyey inta la socota arimaha ciyaaraha iyo fanka qaybihiisa kale.