Daawo Jarmalku ma yahay Dal Quwad leh (Xogta Dahsoon)‏

0
439

Hargeysa(WSN)Jarmalku waxay haystaan quead dhaqaale oo la isku hallayn karo, waxayna ahayd bishii au gee sanadka 2016 markii ay xukuumadu amartay in ciidamo cusub la qoro, shacabkana ay ugu baaqday in qoys waliba kaydsado cunto iyo saad ku filan muddo 10 maalmood ah, si loo tijaabiyo qaabka looga bixi karo hadii ay wax weyni dhacaan iyadoo jarmalku isu diyaarinayaan xaalada deganaansho la’aaneed oo mustaqbalka dhow iman karta.