DAAWO: Lacagta La kala siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd? XD‏

0
364

Hargeysa(Warsugannews)Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120 malyuun oo lacagta Euro-da ah.