Daawo Macnaha Calaamada Madow ee calaacasha dadka ku taalla (Xogta Dahsoon)

0
403

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeena waxaynu daaha kaga faydaynaa macnaha loola jeedo calaamada barta madow ah ee dadka qaarkii sacabada gacmahooda soo mariyaan, calaamadaas oo muddooyinkan u dambeeyey ku faaftay baraha xidhiidhka bulshada ee dunida.